Shil sababay Dhaawaca labo ruux oo ka dhacay Gobolka Mudug.
Gaari nuuca xamuulka qaada gaar ahaan (Biijii) (BG) ayaa shil ku galay inta u dhaxeysa Deegaannada Ceel-guula iyo afgaduudle oo katirsan Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
Ceel-guula oo 100 KM dhinaca Koofur Bari uga jiheysan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana marar kala duwan ka dhacay shilalka gaadiidka nuucyadiisa kala duwan.
Inta la xaqiijiyay labo ruux oo la socotay Gaariga shilka galay ayaa dhaawac halis ah oo u badan jab soo gaaray, halka…