“Muqdisho kama dhaceyso Doorasho aan lagu qanacsaneen”
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay TV-ga Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka aysan aqbaleyn in Muqdisho ay ka dhacdo doorasho aan lagu wada qanacsaneen.
Warsame ayaa shaaciyay in hamiga Hogaamiye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu yahay sidii uu markale dib ugu soo laaban lahaa kursiga sida uu hadalka u dhigay, balse dhabbaha uu u qaadayo ay tahay mid aan wanaagsaneen.
Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in qaylada xubnaha…