Daad-Madheedh Oo Guul Dahabi Ah Ka Gaartey Maroodi-Jeex
Xulka gobolka daad-madheedh ee uu hoggaanka u ahaa tababare diri-dhaba ayaa ugu dambayn kusoo guuleystay koobka tartanka gobollada Somaliland ee muddooyinkii ugu dambeeyay ka socday caasimada Hargeysa.Tartankan oo ahaa mid xiisihiisa watay qaab hamsami lehna uga soconayay Hargeisa Stadium ayay kulanka kama dambaysta ah galabta fooda isku dareen xulalka gobolada Maroodi-Jeex iyo Daad-Madheedh.Kulankan oo kusoo dhammaaday 2-1 ayaa ahaa mid aan lagu kala bixin ilaa daqiiqadihii ugu dambeeyay iyadoo ay labada dhinacba soo…