Maxay Tahay Sababta Uu Jose Mourinho LUGTA DOOFAARKA Ugu
Tababaraha kooxda Tottenham ee Jose Mourinho ayaa markale qabsaday baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram ee uu wacdaraha ka dhigayay muddooyinkan ugu dambeeyay iyadoo uu ku wehelinayay daafaciisa bidix ee Sergio Reguilon.Jose ayaa sawirka uu soo dhigay uu ka muuqanayaa isaga oo lug doofaar oo 500 Pound ah u iibiyay Reguilon iyadoo sababtu ay ahayd in ciyaaryahankiisu uu ku guuleystay sharad ay wada galeen.“Balani waa balan, waxa igaga baxay 500 oo Pound balse waan ilaaliyaa balamahayga” ayuu Jose kusoo hoos qoray…