Kooxaha Caawa Xaqiijistay U Soo Bixitaankooda Wareega 16ka

Advertisements Sideed kulan ayaa la ciyaaray caawa wareega group-yada Champions League iyadoo la iska dhaliyay 26 gool taasoo muujineysa in kulamadii caawa la ciyaaray ay ahaayeen kuwa xiiso badan oo shabaqa la iska soo taabtay in badan.Afar kooxood ayaa caawa xaqiijistay u soo bixitaankooda wareega 16ka Champions League halka group-yada kale uu xiiso sii yeeshay tartanka kooxaha.Chelsea iyo Sevilla oo kuwa jira Group E ayaa caawa noqday kooxihii ugu horeeyay ee u soo gudba wareega 16ka Champions League ka dib markii ay…

Man United Oo Xasuuq Ku Aargoosatay, Bruno Fernandes Oo

Manchester United ayaa talaabo weyn u qaaday u soo bixitaankeeda wareega 16ka Champions League ka dib markii ay ka aargoosatay kooxda Turkiga ee Istanbil Basaksehir oo ay 4-1 ku xaaqeen iyagoo marti ku ahaa garoonka Old Trafford.United ayaa waxaa dhagahooda ka sii guuxayay guuldaradii ceebta aheyd ee ka soo gaartay kooxdaan yar kulankii ay booqdeen Turkiga ka hor kulamadii heerka caalami.Tababare Solskjaer ayaa isbedel weyn ku sameeyay shaxdiisa isagoo ku soo bilaabay saxiixyadii xagaaga ee Alex Telles, Van de Beek iyo…

Barcelona Oo Si Raaxo Leh Ugu Soo Baxday Wareega 16ka

Barcelona ayaa u soo gudubtay wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda Dynamo Kyiv oo marti loo ahaa iyadoo tababare Koeman uu isbedelo badan ku sameeyay shaxdiisa islamarkaana soo safay xiddigaha keydka ee kooxda.Lionel Messi iyo Frenkie de Jong ayaa la nasasiiyay kulankaan iyadoo Barcelona ay ku dhibtootay qeybtii hore ee ciyaarta inay shabaqa ka soo taabato kooxda reer Ukraine inkastoo ay kubada inteed badan heysteen.Daqiiqadii 52aad ee qeybtii labaad ee ciyaarta ayay Barcelona la wareegtay…

#1 Weight Loss Swap To Lose 60 Kilos in a 12 months

Think about making only one easy swap and dropping the equal weight of 4 Thanksgiving turkeys in a single yr. (We're speaking about 60 kilos right here.) It does not must be in your creativeness — it may be a actuality.How? All of it comes all the way down to what you are consuming. Earlier than we give away the key weight-loss elixir it's worthwhile to begin consuming, we'll inform you what you will swap it for: soda. (Associated: 8 Grocery Gadgets That Could Quickly Be in Quick Provide.) Soda is by far the worst

Somaliland’s inside minister is visiting Kenya in the course of the search

NAIROBI, Kenya - A Somaliland minister is in Nairobi for a sequence of conferences with senior officers from the East African nation, it has emerged, with a quest for statehood more likely to dominate the journey in accordance with these in know-how. Inside Minister Mohamed Kahin Ahmed arrived in Nairobi on Monday within the firm of prime officers from his ministry, however it isn't clear how lengthy that can be in Nairobi. The workforce was heralded by Somaliland's head of the Nairobi Liaison Workplace, Bashe Awil…

14 Sneaky Sources of Added Sugars

Together with your finest intentions to maintain that stomach flat, higher than to select the meals your dentist warned you about. However what in regards to the hidden sugars? These are those straight out to get you! Out of your go-to marinades to your milk, you could be shocked to search out out a few of your on a regular basis selections comprise extra sugar than a donut. If you happen to're considering there is not any manner your favourite meals comprise hidden added sugars, you are not the one one. Whether or not…

Chelsea Oo Noqotay Kooxdii 1aad Ee U Gudubta Wareegga 16ka,

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa waqtigii dheeraadka ahaa guul ka gaadhay Rennes oo ay ugu tagtay waddanka Faransiiska, waxaanay kusoo garaacday 2-1.Gool uu daqiiqaddii 91aad u dhaliyey Olivier Giroud ayaa Chelsea ka caawiyey inay iska xaadiriso wareegga 16ka ee tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, kaddib markii uu shabaqa ku hubsaday kubbadda xilli kooxdiisa ay saarnayd culays weyn.Chelsea ayaa gool la hormartay qaybtii hore, waxaana u dhaliyey Hudson-Odoi, hase yeeshee waxa goolka barbarraha ka daba keenay…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Manchester United vs Istanbul

Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford kusoo dhoweynaysa kooxdii guul-darrada 2-1 ugu soo xambaarisay waddanka Turkey ee Istanbul Basaksehir, waxaanu Ole Gunnar Solskjaer kala hor yimid shax adag oo uu kaga aargoosanayo, isla markaana ceebtii ciyaartaas kasoo gaadhay uu iskaga madhayo.Edinson Cavani ayaa ciyaartiisii ugu horreysay ugu soo bilowday Manchester United, waxaanay is garab taagan yihiin Donny van de Beek oo isaguna khadka dhexe la wadaagaya Fred iyo Fernandes.Paul Pogba ayaa gebi ahaanba aan ku jirin…