Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulamada Juventus vs Fenencvaros,
Paulo Dybala ayaa dib ugu soo laabtay shaxda Juventus waxaanay iska garab ciyaarayaan Cristiano Ronaldo kulanka ay Allianz Juventus Stadium kusoo dhoweynayaan kooxda Ferencvaros.Andrea Pirlo ayaa shax adag kusoo galay kulankan si uu saddexda dhibcood u helo oo uu usii kordhisto lixdii dhibcood ee ay kooxdiisu hore u haystay, isagoo dhinaca kalena ku ducaysanaya in Dynamo Kiev ay awood u yeelato inay qabato Barcelona.Juventus oo ay labada kulan ee u hadhsan yihiin Barcelona iyo Dynamo Kiev oo ay labada ciyaarood ee soo socda…