Ole Gunnar ayaa shaaca ka qaaday mid ka mid ah ceebaha uu leeyahay
Tababaraha Ole Gunnar Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday mid ka mid ah niyad jabkiisa ugu weyn ee Marcus Rashford iyo guud ahaan kooxdiisa, laakiin isagu waa "cajiib".
Rashford wuxuu ku guuleystey abaalmarino xilli ciyaareedkan taageeridiisii carruurta iskuulka oo uu go'doomiyay Korona.
Wuxuu dhaliyay goolkiisii 50aad ee Premier League kulankii shalay ay barbaraha 2-2 la galeen Leicester City, ka hor abaalmarinta MBE iyo BBC Sports Personality ee isbuucii hore.
Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku…