Rooble oo magacaabay xubno lagu kordhinayo Guddiyada
Raysul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka ay ku dareyso Guddiyada doorashada Dowlad Goboleedyada 5 ah ee dalka.
Xubnaha lagu kordhiyay Guddiyada ayaa waxa ay ka kooban yihiin min 3 xubnood oo Guddi walba ee dowlad goboleedyada soo gudbisay lagu darayo.
Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa horay u soo magacaabay min 8-da Xubnood ee u matala Doorashada heer dowlad Goboleed.
Hase…