Miyuu Toni Kroos Seegayaa Kulamada Adag Ee Champions League
Laacibka khadka dhexe uga ciyaara Real Madrid ee Toni Kroos ayaa si buuxda uga soo kabtay dhaawac haleelay kulankii Real Betis oo garoonka laga saaray qaybta hore oo aan dhamaanin.Zinedine Zidane ayaa war-farxad leh ka helay xiddigiisa oo labadii ciyaarood ee u dambeeyey inkasta oo ay kooxdiisu guuleysatay haddana la dareemayay maqnaanshihiisa.Toni Kroos oo booskiisa Real Madrid uu lama taabtaan yahay ayuu Zidane kusii buuxiyey Valverde iyo Martin Odegaard, halka Casemiro iyo Luka Modric ay doorkooda qaateen inkasta oo…