Iska hor imaad dhexmaray Ciidamada DFS & Koox hubeysan oo ka
Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya & Koox hubeysan ayaa iska hor imaad kooban ku dhexmaray Isgoyska Furayaasha Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho sida ay Axadle u xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Iska hor imaadka ayaa ku bilawday Qaraxyo, waxaana xigay rasaas dhexmartay Askarta Dowladda & kooxda weerartay, waxaana muddo kooban hakad galay isu socodka Gaadiidka halka la xiray Goobaha Ganacsiga.
Ciidamo Booliis ah ayaa gurmad ahaan ugu tagay Askarta kale ee ku…