QIIMAYN: Fursada Hanashada Champions League Ee
Real Madrid ayaa toddobaadkan meel iska saartay kooxda ree Talyaani ee Atalanta kaddib markii ay ka reebtay tartanka UEFA Champions League isla markaana ay wareega siddeeda u gudbeen balse wali dadka wax saadaaliya ayaan rajo weyn ka qabin ku guuleysiga koobka ee kooxdaas.Shaqsiyaadka sameeya arrimaha sharadka iyo saadaalinta ee wargeyska MARCA ayaa booska lixaad geeyay Real Madrid iyaga oo aaminsan inay jiraan shan kooxood oo kale oo haysta fursad iyaga ka wanaagsan.Saddexda kooxood ee kala ah Manchester City, Bayern Munich…