DEG-DEG: Robert Lewandowski Oo Dhaawac Looga
Kabtanka xulka qaranka Poland ahna weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa dhaawac lagaga saaray liiska xulkiisa ee ka qayb qaadanaya kulamada isreeb-reebka koobka aduunka ee ay hadda kooxaha Yurub ciyaarayaan.Lewandowski ayaa markale ku jira qaab ciyaareedkii ugu fiicnaa noloshiisa isaga oo xilli ciyaareedkan 47 gool kusoo dhaliyay 41 kulan oo uu usoo ciyaaray qarankiisa iyo kooxdiisaba.Lewandowski ayaa laba gool kasoo dhaliyay kulankii ugu dambeeyay ee xulkiisu ciyaaray waxaana hadda hubaal ah inuu…