“Midkee Fiican Ronaldo Iyo Messi?” – Orodyahan Usain Bolt Oo Si
Orodyahanka caanka ah ee ree Jamaica ee Usain Bolt ayaa kala doortay xiddigaha ugu fiican jiilkan kubadda cagta ee Cristian Ronaldo iyo Lionel Messi isaga oo sharraxay waxa ay ku kala fiican yihiin aragtidiisa.Halyeeyga orodka ayaa waraysi siiyay wargeyska Talyaaniga ah ee La Gazzetta dello Sport, mid kamida qoddobada badan ee uu ka hadlay ayay kamid ahayd su’aasha ugu weydiinta badan kubadda cagta sanadihii ugu dambeeyay ee ah midka fiican xiddiga Juve iyo xiddiga Barca.Usain ayaa sheegay inay tahay su’aal adag maadaama oo…