Mikel Owen Oo Saadaaliyey Kulanka Liverpool vs Real Madrid – Kooxdee
Michael Owen ayaa saadaal ka bixiyey kulanka adag ee caawa ay ku ballansan yihiin kooxda Liverpool iyo Real Madrid ee lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League, iyadoo uu midkood u gudbi doono semi-finalka oo ay ku sugayso Chelsea.Real Madrid ayaa ciyaartii hore ee usbuucii hore ku badisay 3-1, waxaana goolasha u kala dhaliyey Vinicius Junior oo laba saxeexay iyo Marco Asensio oo hal gool dhaliyey.Mohamed Salah ayaa goolka uu u dhaliyey uu soo gaabiyey farqiga goolasha ee kulanka, taas oo ka caawisay Reds in ay u…