Leeds United Oo Barbarro Ku Qabatay Man City, Guardiola Oo
Kooxda kubadda cagta Leeds United ayaa barbarro ku qabatay Manchester City oo ay ku martigelisay garoonkeeda Elland Road, kulan ay labada kooxoodba fursado badan iska lumiyeen.Man City oo ciyaartii hore 5-2 lagaga soo adkaaday ayaa u dagaallamaysay inay kasoo kabato guul-darra Leicester u xambaarisay usbuucii hore, waxaanay u timid Leeds United oo garoonkeeda joogtay, isla markaana labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey soo guuleysatay.Raheem Sterling ayaa ciyaarta ku furay gool qurux badan oo uu difaaca Leeds waabiyey ka hor…