CAJIIB: Miyay Liverpool Soo Laabashadii Kulankii Barcelona Oo Kale Ku
Daafaca bidix ee kooxda Liverpool ee Andy Robertson ayaa isbar-bardhig ku sameeyay kulanka ay caawa gegida Anfield kusoo dhawaynayaan dhigooda Real Madrid iyo midkii ay Barcelona guusha weyn ee soo laabashada ah kaga gaadheen halkaas laba sano kahor.Kooxda difaacanaysa Premier League ayaa caawa soo dhawayn doonta dhigeeda difaacanaysa La Liga iyadoo lugtii hore ee ka qabsoontay gegida Alfredo Di Stefano ay 3-1 kusoo guuleysatay kooxda ree Spain.Robertson oo ka hadlaya haddii ay caawa Real ku samayn karaan soo laabashadii…