Jesse Lingard Oo Sharad Kaga Guuleystay kabtankiisa, Maxay Ku
Lacag badan ayaa ka baxeysa jeebka kabtanka West Ham Mark Noble ka dib markii Jesse Lingard uu wacdarro dhigay kulankii ay 3-2 kaga badiyeen Leicester City.Sharad ayaa dhexmaray labada nin markii uu Lingard amaah uga soo wareegay Manchester United bishii Janaayo.Kabtanka West Ham Noble oo 33 sanno jir ah ayaa yiri: “Markii ugu horeysay ee uu kooxda yimid, waxaan kula sharatamay isaga haddii uu sideed gool dhaliyo inaan ka bixin doono qarashka hal habeen uu ku joogayo huteelka Corinthia.“Sidaasi darteed labadii gool ee uu…