Yusuf Garaad ayaa warbixin cajiib ah ka qoray xaalada dalka – Axadle
Muqdisho (Axadle) Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya hadana ah Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal gaar ah oo ay soo dhigeen Facebook kaga hadlay xaalada sii kordheysa iyo ismariwaaga siyaasadeed ee socda.
Yuusuf Garaad ayaa ugu horeyn sharaxay in siyaasadu ay tahay isku dhafka waxa la wadaago iyo waxa guud ee ay tahay in la ilaaliyo si loo ilaaliyo xasiloonida.
Wuxuu kaloo soo…