Mareykanka oo DF ku eedeeyay xadgudubyo culus – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Qoraal ka soo baxay Waaxda Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya ee 2020 ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dhaqaaqday ficillo wax u dhimaya dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha.
Bayaanka oo aad u dheeraa ayaa lagu eedeeyay dowlada federaalka inay ku kacday falal ka baxsan bini’aadanimada sida xarig sharci daro ah, lawaayay, banaanbaxyo…