Chelsea and Arsenal are monitoring Man City’s Eric Garcia

Both Chelsea and Arsenal are said to be considering hijacking Barcelona's move for outgoing Manchester City youngster Eric Garcia this summer.The Spaniard looked to be an important part of Pep Guardiola's side after appearing to have cemented his place in the starting XI at the end of last season.However, the arrivals of Ruben Dias and Nathan Aké have seen him fall into the picking order at the Etihad Stadium, and he has gone on to make just four Premier League appearances this season.Ruben Dias has been a rock for City this…

SAADAAL: Everton 2-1 Spurs, Leeds 1-2 Liverpool & Man United 2-1

Sky Sports ayaa soo saaray saadaasha kulamada horyaalka Premier League ee toddobaadkan, iyadoo ay inta badan ciyaarayaan qaar ka mid ah kooxaha dagaalku ku dhexmarayo kaalmaha saddexaad illaa afraad, hase yeeshee waxa iyaguna fasax ah kooxo dheelaya semi-finalka FA Cup.Chelsea iyo Manchester City ayaa Sabtida ku kala baxaya semi-finalka FA Cup, waxaanay taasi ka dhigan tahay in booska Blues ay kaga jirto horyaalka ay sii weydo oo ay koox kale ugu sii fadhiisato si ku-meelgaadh ah, halka Leicester City oo saddexaad ah ku…

Arsenal striker reveals he has malaria

Arsenal captain Pierre-Emerick Aubameyang has revealed that he has spent time in hospital this week after contracting malaria on international duty.The striker was absent from his team's match squad for their crucial Europa League quarter-final second leg against Slavia Prague on Thursday night, after traveling to the Czech capital.He had also missed the Gunners' Premier League victory over Sheffield United at the weekend due to an unspecified illness, although the 31-year-old recorded in the first two matches after an…

Kulan xasaasi oo uu socda Qoor Qoor, Guudlaawe iyo musharixiinta iyo go’aanka la filayo

Muqdisho (Axadle) - Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka socda kulan u dhexeeya Madaxweynayaasha Galmudug iyo maamulada HirShabeelle iyo Golaha Musharaxiinta Soomaaliya. Kulankan, oo bilaabmay ka dib guriga afurkii Sarkaalka Collar gurigiisa uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, iyo looga hadlay wuxuu ku hadlayaa cusbooneysiinta hay'adaha federaalka. Kulankan oo lagu waday inuu qabsoomo kadib markii labada dhinac ay yeesheen shirar gooni gooni ah…

Barcelona Iyo Real Madrid Oo Ka Baxay Tartanka Erling Haaland &

Labada kooxood ee reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa ka baxay tartanka loogu jiro weeraryahanka reer Netherlands ee Erling Haaland, kaddib markii ay soo baxday mushaharka uu dhab ahaan u doonayo in uu sannadkii ka helo kooxda yuu u saxeexayo.Real Madrid iyo Barcelona oo uu taabtay dhaqaale burburka ku yimid dunida, ayaan awoodi karin in ay bixiyaan mushaharka uu laacibkani dalbanayo oo dhan €35 milyan oo Euro, kaas oo ay sii dheer tahay lacagta ay Borussia Dortmund ku iibinayso iyo lacago kale oo waali ah oo ay…

The referee was wrong when he gave a penalty in the city fight

Emre Can has claimed that the referee was wrong to award Manchester City a penalty in their Champions League quarter-final on Wednesday night, after the German international was judged to have handled the ball in the area.Dortmund had taken the lead in the second stage, thanks to Jude Bellingham's early strike, although the balance of the game swung in City's favor as Can was penalized for handling the ball in the box.May have made two mistakes in tie | Frederic Scheidemann / Getty ImagesA long VAR check followed before…

Pep Guardiola vs. Mauricio Pochettino

Pep Guardiola and Mauricio Pochettino will face each other in the Champions League semi-finals later this month, with the Argentine having met no manager more often in his coaching career than the former Barcelona boss.As players, the pair represented city rivals Barcelona and Espanyol, with both managing their respective clubs, so it's a rivalry that started on the pitch before continuing.After locking horns in Spain and the Premier League, they are now getting ready for a leaking collision in Europe's premier club…

DF oo shaacisay waqtiga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah

Muqdisho (Axadle) - War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay xilliga la qaadayo Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare. Qiimeyn iyo latashi dheer kadib, Wasaaradda Waxbarshada, Hidaha iyo Tacliinta Sare waxay rabtaa in ay ku wargaliso dhamaan bahda waxbarashada in dibloomada dugsiga sare ee dugsiga sare ee fasalada 12-20 la qaban doono 22-ka ilaa 26-ka,…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Slavia Prague vs Arsenal – Mikel Arteta Oo Guul

Mikel Arteta ayaa sameeyey hal beddel oo kaliya kulanka ay caawa kooxdiisu martida ugu tahay Slavia Prague oo lugtii hore ee Emirates Stadium ay kusoo kala baxeen barbarro 1-1 ah.Emile Smith Rowe ayaa kusoo bilowday khadka dhexe isagoo kaydka dhigay Gabriel Martinelli, waxaase maqan kabtan Pierre Emerick-Aubameyang oo xanuun u jiifa kulankii labaad oo xidhiidh ah, waxaana liiska maqaneyaasha ay ku wada jiraan Martin Odegaard oo dhaawac kuraanta kasoo gaadhay.Alexandre Lacazette ayaa hoggaaminaya safka hore ee kooxda, isla…

Shaxda Rasmiga Ah Man United vs Granada – Ole Oo Sameeyey Isbedello

Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford kusoo dhoweynaysa Granada lugta labaad ee wareegga siddeedda Europa League, iyadoo lugtii horena kusoo badisay 2-0.Weeraryahanka reer England ee Marcus Rashford ayaa lagu soo daray liiska kooxda inkasta oo uu jiro shaki dhaawac kasoo gaadhay ciyaartii hore ee Granada, isla markaana uu 72 daqiiqadood ciyaaray kulankii Tottenham ee usbuucii hore.United ayay ka maqan yihiin Luke Shaw, Scott McTominay iyo Harry Maguire oo dhamaantood ganaaxyo hal ciyaar ah ku fadhiya, halka Anthony…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More