“Waxa Jirta Waqtiyo Aad U Baahan Tahay Isbeddel Oo Qof Walba Ay U
Isku-diyaarinta Actual Madrid ee kulanka adag ee caawa fiidka hore ay la ciyaari doonaan Athletic Bilbao ayaa waxa caqabad ku noqday wararka sida qumbuladda ugu soo dhacay kooxda ee sheegaya in uu Zinedine Zidane ka tegayo dhamaadka xilli ciyaareedka, iyadoo uu horeba ciyaartoyda kooxda ugu sii wargeliyey in aanu sii ahaan doonin tababarahooda xilli ciyaareedka dambe.Los Blancos ayaa caawa marti ku ah Estadio San Mames, waxaanay u baahan yihiin guul si ay hoggaanka ula wareegaan haddii ay dhibco lumiso Atletico Madrid oo…