Iska Fasaxa!! – Tababare Klopp Oo Maamulka Liverpool U Sheegay Xiddig
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa lagu soo warramayaa inuu maamulka kooxdiisa u sheegay inaysan rasmi ka dhigin heshiiska amaahda ah ee uu kula joogo daafaca dhexe ee ree Turkey ee Ozan Kabak.Kabak oo 21 sano jir ah ayaa Liverpool kusoo biiray maalintii ugu dambaysay suuqii bishii January isaga oo kaga yimid dhinaca kooxda Schalke si uu Jurgen Klopp uga caawiyo dhibaatada daafac ee haysatay.Tan iyo bilawgii xilli ciyaareedka, tababaraha ree Germany ayaa ku qasbanaaday inuu 20 lamaane daafac oo kala duwan…