Sharcigii Muranka Dhaliyey Ee Kubbadaha Sida SHILKA Ah Gacanta Ugu
Goolasha ka dhasha tartanka Euro 2020 meesha lagama saari doono haddii ay kubaddu si shil ah ama kama’ ah gacanta ugaga dhacdo weeraryahanka goolka dhalinaya, sida UU shaaciYay xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA.Xilli ciyaareedkii hore, sharcigan ayaa muran badan dhaliyey, waxaana uu dhigayay in kubbad kasta oo gacanta kusoo dhacda waqtiga ay kubadda soo dhisayaan kooxda weerarka ah, aan la siinayn gool haddii ay awoodaan inay dhaliyaan, taas oo dad badan ay saluug ka muujiyeen.Arrintii ugu caansanayd ee xilli…