Karim Benzema Oo Markii U Horreysay Saxaafadda La Hadlay Isagoo Xidhan
Weeraryahanka reer France ee Karim Benzema ayaa qirtay, in si weyn ay niyad ahaan ugu dhaawacday fadeexaddii sababtay in laga caydhiyo xulka ee ‘cajaladii galmada ee laga duubay Valbuena’, waxaana laacibkani markii ugu horreysay horyimid warbaahinta isagoo ku labbisan dharka xulka qaranka.33 jirkan ayuu tababare Didier Deschamps ka caydhiyey xulka qaranka sannadkii 2015, waxaase dib loogu soo celiyey toddobaad ka hor isagoo ka qayb-geli doona tartanka qaramada Yurub.Laacibkan ayaa maanta la hadlay warbaahinta, waxaana…