Shaxda Rasmiga Ah Ee Portugal vs Germany – Yaa Kusoo Bilowday Yaase
Xulka qaranka Germany ayaa raadinaya guul uu sare ugu soo kaco oo uu kaalinta saddexaad ama labaad kusoo galo, isla markaana uu niyad-jab iyo sagxadda hoose ee Euro 2020 uu kaga badbaado marka uu garoonka Allianz Arena ee magaalada Munich ku qaabbilo waddanka Portugal oo awood kusoo jiidhay Hungry kulankii hore.Germany ayaa waxa ciyaartii hore ka badiyey xulka qaranka France, waxaanay u baahan yihiin guul qasab ah iyo bandhig wanaagsan si ay ugu gudbi karaan wareegga xiga ee 16ka, iyagoo haysta fursad ay kusoo gudbi karaan…