SAADAAL Loo Dhan Yahay!! – Ferdinand, Shearer & Lineker Oo Hal Dal U
Halyeeyada kubadda cagta England haatana doorka khabiirnimo ku shaqeeya ee kala ah Gary Lineker, Rio Ferdinand iyo Alan Shearer ayaa si isku mid ah hal xul ugu saadaaliyay ku guuleysiga koobka Euro ee berri bilaabmaya.England, Portugal, France, Germany iyo Belgium ayaa dhammaantood kamid ah xulalka ugu cad cad ku guuleysiga koobkaas balse haddana saddexda halyeey ayaa si isku mid ah hal dal iskugu af-gartay.Xulkaas ay Shearer, Ferdinand iyo Lineker isku raaceen ayaa ah France oo koobkii aduunka ee 2018 kusoo guuleystay,…