Harry Maguire Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Sababtii Uu Iska Diiday Man
Harry Maguire ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu ugu biiray Manchester United isagoo dalab ka haysata Man City sannadkii 2019, markaas oo £80 milyan oo Gini ay United kagala soo wareegtay Leicester City.Ole Gunnar Solskjaer iyo Pep Guardiola ayaa labaduba doonayay saxeexa Maguire, laakiin laacibkan ayaa doorbiday Manchester United.Labada kooxoodba waxay wada-hadallo la yeesheen laacibkan, waxaase kala saaray Maguire oo muddo kooban gudaheed saamayn ku yeeshay kooxda, isagoo noqday kabtanka rasmiga ah xilli ay wada…