Dhago Adayga Ayuu Kaga Daray – David de Gea Oo Iska Diiday Qishkii
Goolhayaha Manchester United ee David de Gea ayaa la siiyey warqad ay ku qoran yihiin dhamaan ciyaartoyda Villarreal u laadayey rikoodheyaasha, waxaana loogu qeexay sirtooda oo dhamaystiran iyo halka ay toogtaan, laakiin goolhayaha reer Spain ayaa ku fashilmay in uu xataa hal rikoodhe badbaadiyo.11kii ciyaartoy ee Villarreal ayaa dhamaantood dhaliyey rikoodheyaasha, waxaana qofka kaliya ee laga qabtay rikoodheyaasha uu noqday David de Gea oo guul-darro usoo jiiday kooxdiisa.Goolhayaha reer Spain ee David Dea Gea ayaa loo…