Cadho Mise Kibir? Ma Rumaysan Kartid Wixii Uu Doonayay Mbappe Inuu
Da’yarka xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa ahaa mid aad uga cadhaysan weeraryahanka xulkiisa ee Olivier Giroud kaddib hadal kasoo yeedhay dhaliyahaas intii uu socday kulankii ay guusha 3-0 ka ah ka gaadheen xulka Bulgaria.Les Bleus ayaa ka adkaaday Bulgaria oo marti ugu ahayd Stade de France iyadoo Giroud uu bedelka kasoo kacay laba goolna dhaliyay xilli uu kaliya shan gool u jiro rekoodhka abid ee goolasha xulkaas oo uu Theirry Henry haysto.Giroud ayaa u yimid tababare Didier Deschamps intii kulankaasi socday isaga…