Khilaafkii U Dhexeeyey Kylian Mbappe Iyo Olivier Giroud Oo Heer Kale U
Khilaafkii u dhexeeyey labada weeraryahan ee reer France ee Kylian Mbappe iyo Olivier Giroud ayaa wali taagan, xilli dalkaasi isku diyaarinayo kulanka adag ee caawa ay la ciyaarayaan Germany ee tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Tababare Didier Deschamps ayaa la kulmaya madax-xanuun iyo arrin uu xal u la’yahay oo ah khilaafka ka dhex taagan labadan ciyaartoy oo sii xumaaday markii uu Mbappe warbaahinta ka bixiyey jawaabtii laga sugayay oo uu ku weeraray Giroud.Arrintan oo ka bilaabatay markii uu Olivier Giroud telefishan u…