Manchester United Oo Heshay Jawaabta Dalabkii Ay Ka Gudbisay Kieran
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay dalab aad u hooseeya oo xambaarsan £10 milyan oo Gini oo kaliya ka gudbisay difaaca reer England ee Kieran Trippier oo waqtigan xulka dalkiisa kala qayb-gelaya ciyaaraha Yurub.Red Devils ayaa difaaca midig ee reer England uu tababare Ole Gunnar Solskjaer ku darsaday xiddigaha bartilmaameedka u ah xagaagan, waxaanay kaliya la shir tagtay £10 milyan oo Gini, taas oo ay Atletico Madrid jawaab degdeg ah kasoo bxiisay.Toddobaadkii hore ayaa la sheegay in…