Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay weerar caawa ka dhacay Dhu…
Dhuusamareeb (Axadle)- Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb waxay sheegayaan in ilaa seddax qof lagu dilay bartamaha magaalada, halka ugu yaraan laba qof oo kale ay dhaawacyo soo gaareen.
Dadkaan oo dhamaantood rag ah ayaa lagu rasaaseeyey goob ay ku sugnaayeen oo qaadka lagu iibiyo oo ku taalla bartamaha magaalada.
Rag ku hubeysanaa qoryo AK-47 ah ayaa geystay weerarkaan,…