Waqtiga Manchester United Ku Dhawaaqayso Heshiiska Jadon Sancho Oo

Manchester United ayaa kordhisay lacagta ay ku doonayso xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo ahayd £67 milyan oo Gini kaddib markii ay Borussia Dortmund soo diiday, waxaanay wararku sheegayaan in kooxda reer Germany ay dalbanayso £77.5 milyan oo Gini.United oo heshiis shaqsi ah lasii gaadhay Sancho ayaa ku qanacday in lacagta Dortmund ay dalbanayso ay bixiso, laakiin qayb ka mid ah ay ahaato mid ku xidhan bandhigga ciyaartoyga, halka kooxda reer Germany ay iyaduna doonayso in lacagtan ay ahaato kaash oo waliba ay la…

Mali faces French military disengagement

There are no official comments yet in the Sahelian capitals affected by the decision to end Operation Barkhane. In Bamako, where the coup carried out by Colonel Assimi Goïta three weeks ago has seized France, the power junta did not always react. this Friday, June 11, but the country will have to face many challenges. as…

FIQI oo soo saaray dalab xasaasi ah oo la xiriira ASKARTII a…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa ka hadlay banaanbax ballaaran oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho, kaasi oo lagu dalbanayey in dalka dib loogu soo celiyo askartii loo qaaday dalka Eritrea, kadib markii ay soo baxday in laga qeyb-galiyey dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Dibad-baxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa dhigay waalidiinta ay ka maqan yihiin wiilashaasi iyo dadweyne kale, wuxuuna…

Ma Aamini Karaan Jamaahiirta Man United!! – Jadon Sancho Oo Tilmaamay

Da’yarka kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa shaaca ka qaaday kooxda Premier League ka ciyaarta ee uu taageeraha u ahaa carruurnimadiisii.Jadon ayaa tan iyo xagaagii 2020 lala xidhiidhinayaa kooxda Manchester United isaga oo haatan markale heshiiska shaqsiga ah la gaadhay kooxdaas isla markaana kalsooni weyn lagu qabo in markan uu qandaraasku dhici doono.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa dookha koowaad ee xiddigaha uu suuqa ka doonayo ka dhigtay Sancho, Dortmund ayaa lacag 80 Milyan oo pound ah ku xidhay iibkiisa…

Sawirro: Rooble oo soo dhoweyn heer sarre ah loogu sameeyay …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo bulshada degmada Dayniile ay ugu sameeysay soo dhoweyn heer sarre ah. Munaasabadda soo dhaweynta ah ayaa waxaa taageero loogu muujinayey hoggaaminta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ee arrimaha doorashooyinka iyo xasilinta axadle. Ra’iisal wasaaraha oo ka hadlay munaasabaddaas ayaa ka…

Surprising Side Effects of Using Coconut Oil, Says Science

Whether you've been looking for vegan alternatives to your favorite animal-based fats or just love adding a touch of tropical flavor to your dishes, odds are you've considered—or tried—incorporating coconut oil into your cooking. And it's not just coconut oil's trendiness that makes it deserving of a spot on your menu—there's some evidence that this flavorful fat packs an impressive résumé when it comes to your health and wellbeing. However, there is some bad that comes along with the good, and there are some not-so-pleasant…

Jose Mourinho Oo Soo Xushay Shaxda Uu England Ku Ciyaarsiin Lahaa Euro

Tababaraha kooxda AS Roma dhawaan loo magacaabay ee Jose Mourinho ayaa soo doortay shaxdiisa xulka qaranka England oo dhawaan tartanka Euro ciyaaraya xilli ay haystaan saf ciyaartoy ah oo rajo weyn laga qabo.England ayay markii ugu dambaysay ee ay koob weyn ku guuleysteen ahayd sanadkii 1966 waana mid kamida sababaha ay ugu baahi qabaan hanashada Euro ee sanadkan iyadoo sidoo kale cadaadiska ah inay ku guuleysteen uu ku badan yahay.Mourinho oo soo xushay shaxda uu kulankooda ugu horreeya ee Croatia ku ciyaari lahaa ayaa…

Command leader killed by French army

Paris has confirmed the death of Baye Ag Bakabo, the head of the command who kidnapped our colleagues Ghislaine Dupont and Claude Verlon on November 2, 2013 in Kidal in northern Mali. The information had been circulating since Wednesday, June 9, but was then not official. Several members of Baye Ag Bakabo's family had announced his death on social media, but neither Barkhane nor Elysee, who was contacted at the time, had confirmed. According to our information, Baye Ag Bakabo was killed near the town of Aguelhok where…

Markii Hore Buendia Haatana….- Mourinho Oo Markale Xiddig Mucjiso Ah

Kooxda AS Roma ayaa lagu soo warramayaa inay xoojisay xiisaha ay u qabto saxeexa kubad sameeyaha kooxda Feyenoord ee Orkun Kokcu taas oo ka dhigan inay Arsenal seejin karaan bar-tilmaameedkoodii labaad mudo toddobaad gudaheed ah.Arsenal oo horeba Emilliano Buendia si lama filaan ah ugu weyday dhigeeda Aston Villa ayaa haatana dhib ka maraysa inay Roma kaga guuleysato saxeexa xiddiga Turkish-ka ah.Lyon ayaa sidoo kale ah koox xiiso u qabta saxeexa 20 sano jirkaas oo mudo 22 kulan ah usoo ciyaaray Feyenoord kulamada horyaalka…

Food armed in Ethiopia’s Tigray in the middle of threatening

First, the Eritrean soldiers stole the pregnant woman's food as she hid in the bush. Then they turned her away from a checkpoint when she was on her way to work. She gave birth at home and went for 12 days to get the starving child to a clinic in the northern Ethiopian region of Tigray. At 20 days old, baby Tigsti still had shrunken legs and a lifeless gaze - a sign of what the UN's top humanitarian official calls the world's worst famine in a decade. "She survived because I kept her close to the…