Aqriso: Dacwad culus oo Xeer ilaaliyaha Guud u gudbiyeen Waa…
Muqdisho (Axadle) – Waalidiinta ay caruurtooda kaga maqan yihiin Eritrea ayaa dacwad cabasho ah u gudbiyey Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, si uu u furo baaritaan ku aadan arrintaas.
Qoraalka cabashada ah ee ay Xeer ilaaliyaha guud u gudbiyeen waalidiintan oo nuqul kamid ah uu soo gaaray Axadle ayaa eedeynta u weyn ee qaadista caruurtooda dusha u saareen madaxda sarre ee waqtigooda uu dhamaaday.
Qoraalka oo ay ku saxiixnaayeen 12 kamid ah…