Xaqiiqooyinkii, Rikoodhadii Ceebta Ahaa, Laba Ciyaartoy Oo Fadeexad
Laba gool oo ay iska dhaliyeen Ruben Dias iyo Guerreiro oo lagu daray laba ay saxeexeen Havertz iyo Gosens ayaa Jarmalka ka caawiyey inay guul 4-2 ah ka gaadhaan Portugal oo gool kala hormaray.Labada gool ee Portugal waxa dhaliyey Ronaldo iyo Diogo Jota.Rikoodhadii liitay ee la diiwaangeliyeyPortugal ayaa noqday waddankii ugu horreeyey ee isagoo koobka Euro difaacanaya laga dhaliyo afar gool hal kulan gudihii taariikhda tartanka qaramada Yurub.Germany waxa uu noqday xulkii ugu horreeyey ee tartanka Euro hal kulan gudihii…