Antonio Conte Oo 48 Saacadood Gudahood Isku-casilaya Iyo Kooxda Uu

Warar layaableh ayaa kasoo baxaya waddanka Talyaaniga, waxaanay sheegayaan in tababare Antonio Conte uu go’aansaday in uu iska casilo kooxdiisa Inter Milan, taas oo uu ka baxayo 48 saacadood gudahood.Antonio Conte oo Inter Milan u qaaday horyaalka Talyaaniga ee Serie A, soona afjaray toban sannadood oo ay koobkaas qaadanaysay Juventus ayaa si lama filaan ah waxa  uu u gaadhay go’aan uu kaga tegayo shaqada kooxdaas.Tababarahan Talyaaniga ayaa la filayay in ugu yaraan hal sano oo kale uu sii joogi doono Inter, laakiin…

an exhibition at the Louvre

In 2020, more than 28,000 cultural objects were seized by French customs. In the context of customs, the French Archaeological Mission in Libya and the Office for Combating Trade in Cultural Objects, the Louvre in Paris allows the public to see works seized in France in 2012 and 2016 while they were being exported illegally. An unsurpassed presentation until 13 December that contributes to the fight…

Somali leaders will reach an agreement when the UN puts more pressure on the election

Somali leaders must reach an agreement as the UN raises more pressure due to the dead end MOGADISHU, Somalia - After months of turmoil, Somalia's political leaders have apparently reached an agreement that would effectively end the political dead end, which had shaken the country and led to concern for the international community. For the past five days, under the leadership of Prime Minister…

Weerar lagu dilay dad isku qoys ahaa oo ka dhacay gobolka Ga…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ay weerar lagu dilay dad shacab ahaa ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Garasle oo hoostaga magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo warramayaa in dadka lagu dilay oo gaarayey illaa saddex qof ay…

Do Somalia’s security forces play politics?

Do Somalia's security forces play politics? MOGADISHU, Somalia - Throughout the Farmajo presidency, questions have been asked about his relationship with the security sector and their constitutional roles, which often leads to harsh criticism, despite his usual defenses. For four years, both civilians and members of the opposition have raised serious concerns about the Somali National Army's…

Real Madrid, Barcelona & Juventus Oo LABA Sannadood Laga Mamnuucayo

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa tallaabo anshax marin ah ka qaadaya kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Juventus oo diiday in ay ka baxaan tartanka Super League ee ay naadiyadii kale ee la samaystay dhamaantood iskaga baxeen.Labada kooxood ee reer Spain oo lagu daray Juventus, waa saddexda kooxood ee kaliya ee ku hadhsan mashruuca fashilmay ee Super League, iyadoo sagaalkii naadi ee kale ay hore u shaaciyeen in ay ka laabteen mashruucaas kaddib mudaharaadyo kaga yimid taageereyaasha iyo culaysyo ay saareen UEFA,…

Waa Immisa Lacagta Ay CAAWA Helayaan Manchester United Iyo Villarreal

Manchester United iyo Villarreal ayaa finalka Europa League ciyaaraya, waxaana finalkii shanaad ee Ole Gunnar Solskjaer uu keeno kooxdan ee aanu marnaba ku guuleysanin wax koob ah, laakiin Unai Emery ayaa saddex jeer oo hore soo qaaday koobakn.Labada kooxood ayaa caawa la guddoonsiin doonaa abaal-marino iyo lacago, waxaana sida la fahmi karayo badsan doonta kooxda ku guuleysta koobka, waxaananu halkan idiinku soo gudbinaynaa wax kasta oo aad uga baahan tahay abaal-marinta lacageed ee ay heli doonto Manchester United ama…

Hordhac: Villarreal vs Man United – FINALKA Europa League, Xogta

Ole Gunnar Solskjaer ayaa rajaynaya in Manchester United uu u qaado koobkiisii ugu horreeyey isagoo tababare ah, isla markaana uu garaaco Villarreal oo ay caawa  ku ballansan yihiin finalka Europa League.Kaddib afar final oo xanuun badnaa oo guul-darrooyin kasoo gaadheen, ayna ku jirtay finalkii tartankan ee xilli ciyaareedkii hore ee Sevilla ay semi-finalkii kusii dhaaftay, Manchester United ayaa mar kale taagan final iyadoo uu waliba hoggaaminayo tababare Solskjaer, waxaanay markan sidii doorarkii hore ay yihiin kooxda loo…

Swan oo madaxda ku shirsan Muqdisho uga digay waxa dhici kar…

New York (Axadle) – Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay inay qasab tahay in shirka wadatashiga ee Muqdisho ka socda uu dhaliyo heshiis horseedi kara in dalka doorasho looga qabto waqtiga ugu gaaban ee ugu macquulsan. “Heshiis la’aan, iyo daacadnimada iyo niyad-wanaagga lagu fulinayo, guulihii la gaaray sanadihii tegay waa ay lumi doonaan, taasi oo keeni karta amni iyo xasillooni darro dheeraad ah,” ayuu ka…

In Mali “we are moving from a civilian transition

The powerful man of Malian power, Colonel and Vice President Assimi Goïta, returned on Tuesday in a statement on the reasons why the army arrested the president and prime minister. But what do we know about the reasons for this coup? Was the Vice President right to make such a decision and what does it reveal about the Malian transition? To talk about it, our guest is Bréma Ely Dicko, a sociologist and…