Neymar Oo PSG Xabsi Kaga Dhigay Mbappe, Mourinho Oo Arsenal Hoggaamiye
Chelsea ayaa doonaysa saxeexa daafaca midig ee kooxda Inter Milan ee Achraf Hakimi, 22 sano jirkaas ayay sidoo kale dalab ka geysay Paris Saint-Germain. (Times, subscription required)Haddii ay Chelsea la saxeexato Hakimi ayay dhagaysan doontaa dalabaadka Callum Hudson-Odoi oo garab weerar ah iyo Tino Livramento oo 18 sano jir ah u imanaya. (Guardian)Paris St-Germain ayaa qiimaynaysa xaalada 24 sano jirka weerarka ah ee kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele oo heshiiskiisa hal sano ka hadhsan yahay. (Marca)Barcelona ayaa isku…