Laf-dhabarta Xulka Qaranka Croatia Oo La Xaqiiyey In Korona Fayras Ku
Xulka qaranka Croatia ayuu usoo yeedhay war ay aad uga naxeen oo kusoo beegmay xilligii ugu xumaa, waxaana lagu wargeliyey in Fayraska Korona uu kaga dhacay mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan oo uu geli doono karantiil maalin ka hor kulanka adag ee ay kula ballansan yihiin Spain.Croatia ayaa Isniinta la ciyaari doona Spain kulan ka tirsan wareegga 16ka tartanka qaramada Yurub, laakiin ciyaartan muhiimka ah ee ka dhacaysa magaalada Copenhagen, waxa seegi doona laacibka khadka dhexe ee Ivan Perisic oo gelaya karantiil toban…