Waa Kuma Xiddiga Man City Ka Tirsan Ee Aadka Uga Cadhooday In Lagu
Garabka weerar ee kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa la xusayaa inuu ka cadhaysan yahay in kooxdaasi ay ku dartay liiska ciyaartoyda ay hurayso si ay Tottenham ugaga soo qaadato weeraryahan Harry Kane.Kooxda kusoo guuleysatay horyaalka Premier League ayaa ah mid xiisaynaysa saxeexa Kane kaddib markii uu soo bandhigay dareenkiisa ah inuu bixitaan rabo.Sterling oo heshiiska 300,000 ee pound ah ee uu City ka qaato toddobaadkii ay laba sano ka hadheen ayaa ahaa mid u furan inuu kooxda la furo wadahadalo heshiis…