Waa Kuma Mucjisada Muslimka Ah Ee Ay Barcelona Saxeexiisa Qarka U
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay qarka u saaran tahay inay da’yarkeedii hore ee Kays Ruiz-Atil dib ugala soo saxeexato kooxda Paris Saint-Germain sida uu sheegayo kanaalka Sky Sports oo uu wargeyska Sport soo xiganayo.Ruiz-Atil ayaa go’aansaday inuusan wax heshiis kordhin ah u samayn kooxda caasimada France isaga oo taas bedelkeeda ku dhaw inuu ku laabto Barcelona oo uu xagaagii 2016 ka tagay.Ruiz-Atil ayaa dhawr toddobaad kahor baraha bulshada ka macasalaameeyay Paris Saint-Germain isaga oo caddeeyay inuusan…