Lafta Gareen oo abaabul iyo qorshe cusub ka bilaabay Waajid …

Baydhabo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ku hoyday degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa kulamo kala duwan ka bilaabay degmadaasi. Lafta Gareen ayaa qaabilay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Waajid, isaga oo ka xog wareystay xaaladda nololeed ee degmadaasi oo go’doon ugu jirta…

“Waxaanu Ilawnay Sida…..” – Greizmann Oo Sheegay Arrin Yaab Leh Oo

Weeraryahanka xulka qaranka France ee Antoine Greizmann ayaa shaaca ka qaaday in sababta xulkiisu ugu dhibtooday inay guul ku gaadhi waayaan garoonka xulka Hungary uu yahay inay ilaaween sida loogu ciyaaro garoon buuxa oo jamaahiiri buuxisay.Attila Fiola ayaa hoggaanka u dhiibay Hungary wax yar kahor wakhtigii nasashada kahor inta uusan Greizmann goolka ay dhibicda ku heleen u keenin daqiiqadii 66-aad.Greizmann ayaa aaminsan in awood la’aanta ay awoodi waayeen in xiddigaha France si fiican isku maqlaan maadaama oo ay 60,000…

President Félix Tshisekedi condemns again

Congolese President Félix Tshisekedi on Saturday, June 19, condemned mafia exercises and "shenanigans" within the country's armed forces and institutions. These remarks were made in Bunia, the capital of Ituri, during an exchange with representatives of the people of the province. "There is a problem with manpower in our army,"…

AKHRISO Qisadan: Memphis Oo Sharaxaya Sababta Uu U Neceb Yahay In

Kooxda ree Spain ee Barcelona ayaa ugu dambayn dhammaystirtay saxeexa weeraryahanka Dutch-ka ah ee Memphis Depay oo ay ka saxeexdeen heshiis gaadhsiisan ilaa 2023 oo laba sano ah.Depay ayaa noqonaya durba saxeexii afraad ee ay Barcelona ka samayso suuqa xagaaga ee sanadkan waxaana uga horreeyay Sergio Aguero, Eric Garcia iyo Emerson Riyal.Haddaba, kaddib heshiiska uu ugu wareegay Camp Nou, waxa dib loo milicsaday hadal uu mudo kahor yidhi ciyaaryahankaasi oo la xidhiidha qoyskiisa gaar ahaan aabihii oo uu khilaaf u…

How Turkey is responsible for the instability in Somalia

How Turkey is responsible for the instability in Somalia MOGADISHU, Somalia - The Republic of Turkey has been drawn into Somalia's domestic politics, with opposition leader Abdirahman Abdishakur Warsame now claiming that Ankara is directly responsible for the issues plaguing the Horn of Africa nation. Turkey is a major development, financial and security partner for Somalia, a relationship that…

Somali Prime Minister releases final list of Election Commission members amid

Somali PM releases final list of electoral commission members amid complaints MOGADISHU, Somalia - The final list of those expected to serve in Somalia's elections and dispute settlement committees has been released, despite complaints from some of the opposition leaders in the country, who called for close scrutiny of members. The office of Prime Minister Mohamed Hussein Roble has released the…

Real Madrid Oo Heshay Dhaliye Dabiici Ah, Ancelotti Oo Xeelad

Real Madrid ayaa diiraddeeda ku jeedisay weeraryahanka reer England ee Dominic Calvert-Lewin oo ay isku diyaarinayaan inay ka gudbiyaan dalab £50 milyan oo Gini ah, isla markaana uu tababare Carlo Ancelotti uga yeedhanayo Santiago Bernabeu.Ancelotti oo dhowaan ka tegay Everton, dibna ugu laabtay Real Madrid oo sannadkii 2014 uu la qaaday Champions League ayaa raadinaya weeraryahan toos ah oo ka garab ciyaara Karim Benzema, kaas oo xataa boos helaya haddii ay Los Blancos xaqiijiso saxeexeeda riyada ee Kylian Mbappe.24 jirkan…

Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha oo laga dalbaday …

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka qeyb-galayey dood lagu qabtay barta Twitter Space ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan tartan adag ee loogu jiro xilka madaxweynaha. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa sheegay in dhammaan musharraxiinta looga baahan yahay inay shacabka u soo bandhigaan hantidooda, ka hor doorashooyinka Soomaaliya ee dhowaan ka…

Borussia Dortmund Oo Qaladkii U Weynaa Ka Samaysay Suuqa Iibka

Kooxda kubadda cagta reer Germany ee Borussia Dortmund ayaa qaladkii u weynaa ka samaysayy suuqa iibka ciyaartoyda, kaddib markii ay ogolaatay in dheemanta da’da yar ee indhuhu hayaan uu si dhayal ah kaga baxo gacanteeda.Borussia Dortmund ayaa qaadday tallaabadii ugu xumayd ee inta la xasuusan yahay ay ka samayso suuqa, kaddib markii ay gashay heshiis ay malaayiin Euro ku lumisay.Weeraryahanka reer Sweden ee Alexander Isak ayaa aad loo hadal hayaa bandhiggii uu ka sameeyey tartanka qaramada Yurub gaar ahaan kulankii Jimcihii…

Yuusuf Xasan oo KENYA kala hadlay afduubka ka dhanka ah Soom…

Nairobi (Axadle) – Xildhibaanada asalkooda uu yahay Soomaalida ee ku jira baarlamaanka Kenya ayaa bilaabay dadaallo xoogan oo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa afduubka ka dhanka ah Soomaalida ee ka billowday magaalada Nairobi ee dalkaasi. Yuusuf Xasan Cabdi oo laga soo doorto deegaanka Kamukunji oo ah halka ugu daran oo uu ka jiro afduubka ayaa shaaca ka qaaday in laamaha ammaanka dowladda Kenya uu kala hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey…