Carlo Ancelotti Oo Doortay Xiddiga Ugu Horreeya Ee Uu Ka Dirayo Real

Tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aansaday inuu kooxda ka diro weeraryahanka ree Serbia ee Luka Jovic oo ay iib rasmi ah ku doonayso kooxda uu qaabka amaahda ah ugu maqnaa ee Eintracht Frankfurt.Luka ayaa dhibaato ku noqday Real Madrid, mid kamida dhibaatooyinkaas ayaa ah inuu caqabad ku yahay dib u qaabaynta la doonayo in lagu sameeyo kooxda xilli lagu jiro wakhti dhaqaale ahaan dunidu kakan tahay.Waxa ugu weyn ee ay doonayso Real ayaa ah inay iska iibiso Jovic oo ay…

Gareth Southgate explains Jadon Sancho’s lack of minutes at Euro 2020

England coach Gareth Southgate has suggested that international experience is behind the lack of minutes that winger Jadon Sancho has received so far at Euro 2020.The Borussia Dortmund star did not even take the match day squad for the 1-0 victory against Croatia and remained on the bench for the goalless draw against Scotland, despite England being in desperate need of a little creativity in that game.Southgate have yet to leave a few minutes to Arsenal's Bukayo Saka, while Dortmund midfielder Jude Bellingham had a…

Sawirro: 24 ka tirsanaa Al-Shabaab oo howl-gal qorsheysan la…

Baydhabo (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay howl-gal qorsheysan oo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Baay. Howl-galka ayaa daba socday weeraro ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Diinsoor ee gobolka Baay, kuwaas oo ay jawaab ka bixiyeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isku…

the population of Aguelhoc wants Minusma

Citizens of the northern Mali city of Aguelhoc are demanding the removal of Minusma, the UN peacekeeping mission. They held a press conference in Bamako on Friday afternoon, June 18. Aguelhoc residents believe that the Minusma camp, sometimes targeted by terrorists, poses a threat to their security. "The population first…

Euro 2020 player on match day 2: Kevin De Bruyne

Belgium looked slack, strained and sluggish during the first half of the year against Denmark and produced a single shot while meeting nine in return when the audience in Copenhagen broke their approval.After 45 minutes by Kevin De Bruyne, they were transformed: not only did they win the match to advance to the last 16, but they suddenly looked like they would be able to beat everyone they would face now and to the final on 11 July.It sounds hyperbolic - after all, Belgium still has only a 9.9 percent chance of lifting the…

Ciidamada DF oo dagaal kula wareegay deegaan hoostaga Dhuusa…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka dagaal xoogan oo u dhexeeyey ciidanka milatariga Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada dowladda ay howlgal ku qaadeen deegaanka Orshe oo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la’isku adeegsaday…

Liverpool Oo Saxeex Dhammaystirtay, Chelsea Oo Qorshe Cusub Ku Helaysa

Manchester City ayaa dalab qaado ama dhig ah oo 100 Milyan oo pound ah Tottenham uga gudbinaysa Harry Kane, Sky Blues ayaan doonayn is jiid-jiidad. (Daily Star on Sunday)Tottenham gudoomiyaheeda Daniel Levy ayaa la filayaa inuu diidi doono dalabkaas isaga oo doonaya inuu Harry Kane sii haysto. (Sunday Telegraph – subscription required)Tottenham agaasimaheeda ciyaaraha ee cusub ee Fabio Paratici ayaa doonaya inuu macalinkii hore ee Wolves ee Nuno Espirito Santo keenoo kooxda balse maamulka kale ayaa raba inay dib u…

Euro 2020 Player Power Rankings – Round 2

Euro 2020 was really lively on match day two, with some shocking results and captivating goal parties that ensured that a handful of deeply boring games did not linger long in the memory.Patrik Schick finished the first round of games as a top player on our list, but there have been significant changes among the leading individuals after the last 12 matches.With the help of the Opta player index - which calculates ratings based on data collected from each game - Stats Perform can reveal the 20 best artists in Euro after the…

Ethiopia’s plan to build military bases in Red Sea stirs tensions

Ethiopia's plan to build military bases in Red Sea ignites tensions with Egypt NAIROBI, Kenya - The duel between Addis Ababa and Cairo seems far from over, even as the two countries fight for the construction of the Grand Renaissance dam which Egypt wants to fill periodically contrary to Ethiopia's plans. And the battle may now have shifted towards control of the military in the region, with…

GO’AAN: Thomas Tuchel Oo Go’aamiyay Haddii Uu Real Madrid Ka Iibinayo

Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan buuxa ku gaadhay inuusan weeraryahanka kooxdiisa ee Timo Werner u ogolaan inuu baxo suuqa xagaaga sanadkan 2021.Werner ayaa xilli ciyaareedkii dhammaaday la kulmay cadaadis weyn iyo eedaymo joogto ah kaddib markii uu ku fashilmay inuu gaadho heerkii ay dad badani ka rajaynayeen markii ay Blues 47 Milyan oo pound kagala soo wareegeen RB Leipzig.Guud ahaan Timo ayaa 12 gool usoo dhaliyay Chelsea halka uu 15 kale caawiye uga soo ahaa tartamada oo…