Doorasho ay ka maqan yihiin garabka Cabdi Caashi oo guddoon …
Muqdisho (Axadle) – Qaar ka mid ah xubnaha guddiga maamulaya doorashada kuraasta labada Aqal ee xildhibaanada metelaya Gobaladda Waqooyi ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Caasimadda Muqdisho waxay ku doorteen guddoon cusub.
7-xubnood oo ka mid ah guddigaas ayaa Khadar Xariir Xuseen u doortay xilka guddoomiyaha guddiga, halka guddoomiye ku xigeen ay u doorteen Najiib Xuseen Samaale.
Bogga Facebook ee Guddiga Doorashada FIET, ayaa lagu shaaciyey…