AKHRISO: Kala Sarreynta Ballon d’Or Ee Maanta, Haddii Messi
Waxa lasoo saaray qiimaynta iyo fursadaha kala duwan ee maanta loo kala haysto abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan 2021 xilli ay tartamada caalamiga ahi bedeleen wax badan oo ku saabsan kala sarreynta qaabkii kubadda cagta heer kooxeed kusoo dhammaatay.Sababta ugu weyn ee qiimaynta cusub maanta loosoo saaray ayaa ah in kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi uu kusoo guuleystay xalay koobkiisii ugu horreeyay ee caalami ah isaga oo Copa America lasoo hantay.Kala sarreyntan ayaa ah mid uu sida cidkasta filan karto maanta…