RASMI: Liverpool Oo Heshiis La Gashay Wiilkii Da’da Yaraa Ee Ka
Oakley Cannonier oo ahaa wiilkii carruurta ahaa ee kubadda sida degdegga ah ugu soo dhiibay Trent Alexander-Arnold kulankii ay Liverpool 4-0 ku garaacday Barcelona ee ay ugu gudbeen finalkii 2019 ayaa qalinka ku duugay heshiis rasmi ah oo uu kaga mid noqonayo ciyaartoyda Reds.Cannonier oo ay da’diisu tahay 17 jir ayaa ka ciyaara afka hore ee weerarka waxaanu xirfaddiisa kasoo bilaabay Leeds United oo uu ka mid noqday isagoo 12 jir ahaa.Laacibkan yar ayay Liverpool u haysataa halyey iyo inuu qayb weyn ka ahaa guushii…