U bood qoraalka
Wednesday, November 18, 2026 7 Jumada al-Thaniyah 1448 AH Asr 15:08
Muqdisho 28°C
Deg-deg: Itoobiya oo siyaasiga Soomaaliga ah ee Adem Farah u magacawday guddoomiyaha guddiga maamulka Ethiopian Airlines
Warar Deg-deg ah
Axadle
Qayb · Page 471

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Wax badan oo ka socda Somalia

Newest first
Lafta-gareen oo shaaciyey liiska musharaxiinta
South West State

Lafta-gareen oo shaaciyey liiska musharaxiinta

Baydhaba (Axadle) – Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa soo saaray liiska shan ka mid ah musharaxiinta Aqalka Sare ee…

Akhris 1 daqiiqo
Saacadaha soo socdo oo la ogaan doono rajada
South West State

Saacadaha soo socdo oo la ogaan doono rajada

Baydhabo (Axadle) – Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa gaaray Wafdi ka socda guddiga hirgelinta doorashada…

Akhris 2 daqiiqo
Qaraxii Kismaayo “Xaley ma seexan hurddana igama
Jubaland

Qaraxii Kismaayo “Xaley ma seexan hurddana igama

Kismaayo (Axadle) – Guddoomiyaha kooxdii shalay lala beegsaday qaraxii Kismaayo, Ismaaciil Cali Cabdi ayaa ka hadlay qaraxii Shalay lala beegsaday kooxdii kubadda…

Akhris 1 daqiiqo
Itoobiya oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay

Itoobiya oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay

Addis Ababa (Axadle) – Dowladda Itoobiya ayaa faah faahin ka bxisay howl-gal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada ammaanka, kaas oo ka dhacay…

Akhris 2 daqiiqo
Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ahaa ku dilay
Hirshabelle

Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ahaa ku dilay

Warsheekh (Axadle) – Wararka ka imaanaya HirShabelle ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe maleeshiyaad hubeysan ay dil qorsheysan ka geysteen deegaanka Filla-Dheere oo…

Akhris 1 daqiiqo
Wasiir Caadle oo shaaciyey in beelaha Xawaadle iyo
Hiiraan

Wasiir Caadle oo shaaciyey in beelaha Xawaadle iyo

Jowhar (Axadle) – Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan…

Akhris 2 daqiiqo