Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Gudoomiye Mursal:-Shaqadeena ayaan sii wadanaynaa inta laga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta oo Sabti ah xarunta golaha shacabka ka sheegay  in Baarlamaanka Soomaaliya uu sii shaqeynayo inta laga helayo Baarlamaan bedela midka uu hada  hogaamiyo isla markaana laga dhaarinayo Baarlamaanka 11-aad Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa hadalkaan ka sheegay kulan Golaha Shacabka Waqtigiisu sii dhamayo maanta ka doodaya arrimaha miisaaniyadda 2021. Kulanka maanta ayaa…

Kenya oo 57-sano guurada Madax bannaanideeda ku maamuuseysa

12-ka December 1963-dii ayay Dowladda Kenya Madax bannaani ka qaadatay Gumyestihii Ingiriiska ee qaybta ka ahaa dalalka reer Yurub ee kala qaybsaday Qaaradda Afrika muddo dheerna adoonsaday. Garoonka Nyayo National Stadium oo aad loo adkeeyay ammaankiisa ayaa la geeyay ciidamada kala duwan ee dalkaas, askar gaar u ah sugidda Amniga, Shaqaalaha, Waaya-joog hore & dad laga kala keenay Xaafadaha ayaa la geeyay si ay u dhageystaan khudbadaha hogaamiyayaasha. Hogaamiyaha Kenya…

Liiska Dalalka ugu halista badan in loo safro 2021 oo lasoo

International SOS oo dabagasha Amniga & Caafimaadka dalalka kala duwan ee Caalamka ayaa soosaartay Warbixinteeda sanadlaha oo ay kusoo bandhigto halista ka imaan karta u safarka waddamada qaar. Daraasad cusub oo ay soosaartay waxa ay ku sheegtay in sanadka 19-ka Cishe ka dhimman curashadiisa ee 2021 dalalka qaar in aan loo safri Karin sababo Amni & Khatarta uu la kulmi karo qofkii u socdaala. Si gaar, Warbixinta ayaa lagu dul istaagay in waqtiga laga soo laabto Fasaxa…

Suudaan oo Muwaadiniinta Suuriyaanka ah kahor istaagtay in

Qaxooti aad u badan oo ka kooban Carruur, Haween & dhalinyaro reer Suuriya ah ayaa u safray Dalal kala duwan oo u badan kuwa Yurub, Afrika & Carabta si ay u helaan meelo ka nolol wanaagsan dhulkooda. Dadkaan ayaa sababta ugu weyn ay u safrayaan ku sheegay in aysan u dulqaadan Karin hubka la isu adeegsado & xaaladaha dhanka bani aadamnimo ee dalkaas oo sal-kiciyay qoysas badan oo ka ladnaa dhibka heysta. Waddamo dhowr ah oo Turkiga ugu horeeyo ayay gaareen, inta…

Shirka Hogaamiyayaasha DFS & DG Suuragal ma tahay in uu dib u dhigo

Sawirka Hogaamiyayaasha DFS & DG ee la qaaday 1-da Oktoobar 2020 Raysul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in marka uu kasoo laabto safar maalmo qaadanaya uu ku marayo Garoowe, Gaalkacyo & Dhuusamareeb kadib uu Muqdisho isugu keenayo Hogaamiyayaasha DFS & DG si ay uga wada xaajoodaan arrimaha Doorashada 20/21. Waqtiga ku cad heshiiska 1-da October 2020 ee Hogaamiyayaasha Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada intiisa badan lama dhaqangelin, sabab la…

official recognition of the opposition Democrats

Since yesterday in Benin, the Democratic Party of former head of state Boni Yayi is finally officially recognized and can participate in the animation of political life. It is the first major party in the radical opposition to Patrice Talon to have received permission since the political reforms in November 2019. In parliament and at the head of the cities, more than 95% of the elected officials come…

AFRICOM oo soo bandhigtay Muuqaalka Duqeyn ay ka fulisay

Taliska howlgalada Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika ee loosoo gaabiyo AFRICOM ayaa baahiyay Muuqaal laga duubay meel u dhaw Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe oo 10-kii December 2020 duqeyn ku bartilmaameedsadeen. Mareykanka ayaa sheegay in weerarkaas oo dhacay 1-da Duhurnimo ee Khamiista in lagu dilay 8-xubnood oo Al-Shabaab katirsan una qaabilsan qaybta qaraxyada, halka lagu dhaawacay labo kale sida Mareykanka uu sheegay. Burbur xooggan ayaa gaaray dhismaha goobta…

Raysul Wasaare Rooble oo kulamo ka bilaabay Magaalada

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday Magaalada Garoowe ayaa kulamo gaar gaar ah la qaaday Hogaamiyayaasha sare ee DG Puntland, mas’uuliyiin kala duwan & shaqsiyaad saameyn ku leh Siyaasadda. Kulamada ayaa ah kuwo hordhac u ah safarka uu ku joogo Magaalada Garoowe si uu gunta ugu galo ujeedka socdaalkiisa oo ah la xaajoodka Maamulka Puntland oo uu kala hadlayo arrimaha Doorashada. Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu kulamo rasmi ah la qaato…

Eritrean refugees are sent back to Tigray camps

There are no food or water in the camps of 100,000 Eritrean refugees in Tigray. Some of them had managed to escape the fighting but the Ethiopian government decided to send them back despite the risks. as reported from Addis Ababa, Noé Rochet-BodinColumns of buses leaving Addis Ababa yesterday with more than 400 Eritrean…

the government cancels more than 3,500 passports

Since the fall of Omar al-Bashir, the new government has reconsidered the system of obtaining nationality, which has been practiced for thirty years under the old regime. Many passports were granted out of political, diplomatic or economic interest. as reported from Nairobi, Sebastien nemethPassports are officially canceled due…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More