Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

32 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay koofurta

Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhimatay 108 qof oo kalana waa ku dhaawacmeen shil tareen oo jimcaha maanta ah ka dhacay koonfurta Masar sida muuqata ka dib markii mid ka mid ah darawalada uu xakamayn waayay bareega degdega ah. Isku dhaca ayaa sababay in seddex baabuur oo rakaab ah ay rogmadaan isla waxaana muuqaalo la soo galiyay baraha bulshada ay muujinayaan burburka gawaarida isku dhacday iyo dad ku xayiran gudaha iyo hareeraha halka shilku ka dhacay. Dadka dhaawacmay qaarkood ayaa miyir daboolmay halka kuwa kale la…

France denies airstrikes killed civilians in

Local officials in northern Mali accused the French military on Friday of killing six civilians in an airstrike, but French forces said they had hit extremist militants. The incident, which occurred on Thursday in the remote region of Gao, is the second time this year that France's operation Barkhane has been accused of killing civilians. The operation involves more than 5,000 troops fighting militants in Mali and neighboring countries. Barkhane said the strike had "neutralized" a group of militants…

“Has Janan surrendered or he has agreed with Villa

The meeting in Najah village of Beledhawo district in Gedo region was attended by outgoing government ministers and officials and former Jubbaland security minister Abdirashid Janan. Although the two parties have not talked about their agreement.The deputy information Minster Yusuf said at a rally to welcome Janan and his entourage.: The minister has come here with two points! It is a recognition and a pity that he has decided to support the Somali Nation, to support the people of this city and this region! He spent…

“Purple warning”: African elephants important

Decades of poaching, shrinking habitats, ivory thieves, spear attacks and terrible droughts have destroyed the majestic elephants on the African continent, according to a report published Thursday by the International Union for Conservation of Nature (IUCN) warning that a species was found in rainforests. was a step away from extinction. In an update of its "red list" of endangered species, the IUCN emphasized the broad deterioration of the situation of elephants in most of Africa. Forest elephants on…

Maxay isla garteen Beesha Caalamka & Hogaamiyayaasha

Beesha Caalamka oo kulan saacado socday la qaatay Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleeyda Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle waxa ay kala hadashay qorshaha ugu fudud ee looga tallaabi karo xargaha siyaasadeed ee hortaagan qabsoomidda Doorashooyinka dhinacyadii ku heshiiyay 17-kii September 2020 ay isla jiheen waayeen. Madax-Goboleedyada ayaa loo dhiibay Shaqo guri oo la micno ah in ay kasoo fakiraan sida ay la tahay in looga gudbi karo culeyska jira ayaa laga sugayaa in berri oo Sabti ah 27-ka…

AUN Raxma Maxamuud Gacal Marwada Madaxweynihii

Magaalada Nairobi Caasimadda Kenya waxaa maanta oo Jimco ah 26-ka Maarso 2021 ku geeriyootay AUN Raxma Maxamuud Gacal oo ah Marwadada Madaxweynihii 4-aad ee Soomaaliya Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo isla Nairobi ku geeriyooday 10-kii Maarso 2021. Sida ay Axadle u xaqiijiyeen xubno katirsan ehelka Marxuumadda, Raxma Maxamuud Gacal waxa ay muddo ku xannuunsaneysay Magaalada Nairobi, iyada Seygeeda geeriyooday 16-Cishe kahor waxaa loo geeyay Kenya xaalado caafimaad. Marxuumadda ayaa muddooyinkii dambe xannuunsaneen, ugu…

justice orders searches to seek out

According to the confessions of two fugitive police officers, who claim to have participated in the execution of human rights defenders, the remains of Fidèle Bazana Edady were buried in a concession west of Kinshasa, on the way to central Congo. as reported from Kinshasa, Kamanda wa KamandaAccording to the UN Joint Office for…

the Minister of Reconciliation meets

This meeting follows the series of consultations since the appointment of Zéphirin Diabré to this post. The purpose is to collect proposals for a plan that can lead to national reconciliation. Although the participants do not reject the idea of ​​reconciliation, they believe that certain conditions must be abolished, including compensation to the victims, the truth about certain facts and a timetable…

Janan ma is dhiibay mise heshiis ayuu la galay

Kulankii kadhacay tuulada Najax oo katirsan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo waxa ka qaybgalay Wasiiro iyo saraakiil katirsan xukuumadda xilligeedu dhammaaday iyo Cabdirahsiid Janan wasiirkii hore ee Amniga DG Jubbaland. Inkasta oo aan labada dhinac soo bandhigin Qoraalka heshiiska ay wada-galeen haddana Wasiir-kuxigeenka Warfaafinta Cabdiraxamaan Yuusuf ayaa ka sheegay isu soo bax lagu soo dhoweynayey Janan & ciidanka la socday ayaa yiri: Wasiirku waxa uu halkaan ku yimid laba qodob oo is xambaarsan! Waa garasho…

the primary pan-African literary prize was launched at

Almost two months after taking the helm of the African Union, Félix Tshisekedi begins the activities of his action plan. This year, the theme chosen by the Pan-African organization is "Art, culture and heritage: levers to build the Africa we want". In this context, a Pan-African literary prize was launched in the Congolese capital, a first of its kind.…