Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Rooble oo ka baxaay Balankii Beesha caalamka

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa daqiiqaddii ugu dambeysay ka baxay ballan uu ka qaaday beesha caalamka oo aheyd inuu la kulmayo madaxda shanta madaxweyne goboleed, si loogu guuleysto qabsoomidda shirka madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada. Rooble ayaa galabkii Taaladadii xafiiskiisa kula kulmay wakiilada beesha caalamka, kuwaas oo ku cadaadiyey inuu kaalintiisa hoggaamineed qaato oo uu la kulmo madaxda maamul goboleedyada, islamarkaana gacan ka gaysto sidii…

Xog:Xildhibaanadda MURSAL ka dhaadhiciyey ka laabashadda go’aankii

Muqdisho (Axadle) – Warar ay heshay Axadle ayaa sheegaya in guddoomiyaha golaha shaacbka Maxamed Mursal ka noqday go’aankii uu 15 xildhibaan uga mamnuucay muudo shan fadhi ah inay kasoo qeyb galaan, taas oo abuurtay buuq iyo jahwareer soo wajahay golaha. Xildhibanadaan waxay buuq ka sameyeen kulan ay Sabtida todobaadkaan ay yeelan lahaayeen xildhibaanada golaha shacabka, waxayna diidanaayeen in mudo kordhin loo sameeyo madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Xildhibanadaan oo ah kuwa mucaradka ah…

KENYA oo DF u jeedisay eedeyn yaab leh oo la xiriirta weerarkii Ceel-Cadde ee 2016

Nairobi (Axadle) – Kenya ayaa ku eedeysay hay’adaha amniga Soomaaliya inay ogaayeen weerarkii Al-Shabaab ay 15-kii January 2016 ku qaaday saldhigga ciidamada Kenya ee deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo, halkaasi oo lagu dilay 150 askari oo Kenyan ah. Sida uu qoray wargeyska Daily Nation, eedeyntan yaabka leh ayey Kenya ku sheegtay dokumentiyada ay u gudbisay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee la xiriira kiiska dacwadda badda…

Puntland oo digniin culus u dirtay shaqaalaha QM

Garoowe (Axadle) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin adag u dirtay shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku sugan deegaanadeeda, kuwaasi oo qaarkood ay diideen inay bixiyaan canshuurtii, sida uu sheegay xeer ilaalinta Puntland. Maxamed Xareed Faarax, Xeer ilaaliye ku-xigeenka Puntland oo arrintaasi ka hadlay ayaa sheegay inay jiraan Afar qof oo kamid ah howl-wadeenada UN-ka oo diiday bixinta canshuurta ay ku waajabisay dowlad goboleedka Puntland,…

Jubbaland & Puntland: Hogaamiyayaasha Dowladda Federaalka

Puntland iyo Jubaland ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku eedeynayaan hogaamiyayaasha dowladda federaalka "Way qalloocan yihiin" Wadahadallo ayaa lafilayey in ay ku dhex maraan magaalada Muqdisho madaxa dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka. "Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland iyo Jubaland waxay ka walaacsan yihiin in hogaamiyayaasha sare ee dowladda Federaalka ee waqtigeedu dhammaaday ay hor istaagaan qabashada shirka ka dhacaya Muqdisho." sida ku xusneyd qoraalkooda.…

Mahad Salaad wuxuu sharxayaa sida loogu diiday shirkii Golaha

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah 15-kii xildhibaan ee lagu ganaaxay in aysan ka soo qeyb gelin shanta fadhi ee soo socota ee golaha shacabka ayaa soo saaray qoraal uu uga faaloonayo wixii ay maanta kala kulmeen ciidamadii ammaanka ee loogu tala galay inay ka celiyaan afaafka hore ee madaxtooyada, si aysan u xaadirin kulankii maanta ee golaha. Waxa uu sheegay in ciidamada la dhigay goobaha loogu tala galay in aysan soo dhaafin iyo kuwa iyaga istaafka u ahaa ay qaraabo noqdeen, taas oo ka baajisay…

Maxay tahay sababta aysan beesha caalamka u qasbi karin madaxda Soomaalida?

Muqdisho (Axadle) – Ku dhawaad mudo bil ah waxaa magaalada Muqdisho ku wada sugan dhammaan madaxda Soomaalida, waxayna isku fahmi la’yihiin hanaanka qabsoomidda doorashada dalka, taas oo dib uga dhacday waqtigii loo qorsheeyey. Intaas waxaa socday, oo aan kala joogsan dadaalada wakiillada beesha caalamku ay ku doonayaan inuu dhaco shir guud oo madaxda Soomaalidu ay heshiis uga gaaraan khilaafka ka taagan hir-gelinta doorashooyinka dalka. Madaxda…

the acquittal of Gbagbo and Goudé, a new failure

The International Criminal Court (ICC) on Wednesday, March 31, upheld the acquittal, announced in 2019, of former Ivorian President Laurent Gbagbo, who has not been charged with crimes against humanity, and Charles Blé Goudé, former leader of the youth movement. the judges dismissed Fatoo Bensouda's appeal. A setback for the ICC prosecutor who leaves office on June 15.…

Nigerian President Buhari’s medical trips in London

Nigerian President Muhammadu Buhari's recent visit to London has been met with outcry, with his critics furious over his frequent trips abroad for medical treatment and the country's weak healthcare system. Buhari, 78, has made several trips to London since coming to power in 2015 and the leader was re-elected for another four-year term in 2019. Although his illness has never been made public, Buhari admitted during one of the trips that he had "never been so ill" and that he had received several blood…

Xog: DF oo ciidanka Gorgor geyneysa soodinta Puntland iyo Galmudug + Sababta

Gaalkacyo (Axadle) – Saraakiil ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya ee Gorgor ayaa Axadle u sheegay in maalmaha soo socdo boqolaal kamid ah ciidankaas la geyn doono qeybo kamid ah gobalka Mudug.  Ciidankaan iyo gaadiidkooda ayaa la qorsheeyay in la geeyo degaan u dhow Goldogob oo ka tirsan gobalka Mudug. Degaanada ciidankaan la geyn doono ayaa ka tirsan Galmudug hase…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More