Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mesut Ozil Oo Balanqaaday Inuu Bixinayo Mushaharka
Arsenal ayaa gaartay go’aan adag ka dib markii ay shaqada ka ceyriyeen ninkii ahaa astaantoodii garoonka ee lagu naaneesayay Gunnersaurus horaantii isbuucaan, madaama Korona Fayras uu sababay in shaqaale qaar la eryo si mushaharka ka baxa kooxda loo yareeyo.Jerry Quy oo ahaa nin ay jeclaayeen taageerayaasha Arsenal madaama uu ku labisan jiray Daynasoor muddo 27 sanno ah isagoo bilaabay shaqadaan sannadkii 1993kii.Warka shaqada looga ceyriyay ayaa waxaa cambaareeyay taageerayaasha Arsenal.Halyeeyga kooxda Paul Merson ayaa ka…
Seddex Xiddig Oo Ay Liverpool La Soo Wareegi Karto Ilaa 16ka
Inkastoo Liverpool ay ka aamusneyd suuqa kala iibsiga shalay oo uu soo xirmay hadana si fiican ayay uga soo adeegteen suuqa xagaagan.Liverpool waxay soo iibsaday daafaca bidix Kostas Tsimikas waxa ay sidoo kale ku soo dareen Thiago Alcantara iyo Diogo Jota.Waxaa su’aalo ka taagan tahay ka dib dhaawacii soo gaaray goolhaye Alisson in Liverpool ay u baahan tahay goolhaye cusub madaama aysan ku tashan karin Adrian oo todoba gool laga dhaliyay kulankii Aston Villa.Si kastaba Klopp ayaa ku faraxsan ciyaartoyda uu heysto iyadoo…
Mesut Ozil Iyo Xiddig Kale Oo Halis Ugu Jira In Gabi Ahaanba
Mesut Ozil ayaa ah xiddiga ugu weyn Arsenal ee halis ugu jira inuu waayo booskiisa iyadoo tababare Mikel Arteta uu ku qasban yahay inuu labo xiddig ka reebo kooxda koowaad ka dib saxiixyadii ay sameeyeen xagaagan.Inkastoo Arsenal ay maalintii ugu danbeysay suuqa kala iibsiga ay la soo wareegtay Thomas Partey hadana waxay ku guuldareysteen inay iska iibiyaan ciyaartoy dhowr ah oo weli baaqi ku ah kooxda.Taas ayaana haatan dhibaato u abuurtay Arsenal iyagoo haatan heysta 19 ciyaaryahan oo aan u dhalanin UK ama ku korin UK,…
Xiddig Si Lama Filaan Ah Loogu Wareejiyay Maaliyadii No.9 Ee
Ka dib markii uu xirmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub, kooxda Barcelona ayaa shaacisay lambarada ay xiran doonaan ciyaartoydooda xilli ciyaareedkan 2020-21.Lambarka sida weyn loo sugayay cida la siin doono waa maaliyada No.9 ee uu ka tagay Luis Suarez kaasoo xagaagan u wareegay kooxda Atletico Madrid.Laakiin lambarkaan waxaa si lama filaan ah loo siiyay Martin Braithwaite kaasoo haatan xiran doona maaliyada No.9 ee uu ka tagay Luis Suarez.Da’ yarka Ronald Araujo ayaa sii ceshtay maaliyadiisa No.4 madaama ay…
Xiddiga Cusub Ee Arsenal Thomas Partey Oo Warqad Furan U
Xiddiga khadka dhexe Thomas Partey ayaa u qoray warqad furan taageerayaasha Atletico Madrid ka dib markii uu ka tagay kooxda kuna biiray Arsenal xalay oo Isniin aheyd.Wargeyska AS ayaa qortay in kooxda ay ka carootay sida heshiiska loo dhameystiray madaama midkoodna kooxda ama ciyaaryahanka uu ku wargelin waayay kooxda in la burburinayo qandaraaskiisa.Taas bedelkeeda, Atletico waxay wargelin ka heshay La Liga kuwaasoo Arsenal ka helay 50ka milyan euro ee lagu burburinayo qandaraaska ciyaaryahanka halka wakiilada xiddiga ay…
Liiska Xiddigaha Ugu Mushaharka Badan Arsenal Oo Lasoo
Lacag intee le’eg ayaa ku baxday Thomas Partey mushahar ahaan? su’aashaasi waa mida ay jamaahiirta kubadda cagtu is weydiinayaan kaddib markii ay Arsenal xalay si rasmi ah u dhammaystirtay saxeexa kubad-dilaha ree Ghana.Arsenal ayaa lacag 45 Milyan oo Pound ah kagala soo wareegtay Atletico Madrid 27 sano jirkaas xilli uu Lucas Torreira dhinaca kale amaah ugu biiray.Partey ayaa heshiis shan sano ah qalinka ugu duugay Arsenal isagoo mushahar ahaan toddobaadkii jeebka ku shuban doona lacag 200 Milyan oo Pound ah balse lacagtaas…
Shaxda Lama Filaanka!! Saxeexyadii Aan Cidina Ku Fikirin
Suuqa kala iibsiga qaarada Yurub ee sanadka 2020 gaar ahaan midka xagaaga ayaa xalay si rasmi ah usoo xidhmay, suuqan ayaa ahaa mid layaab leh iyadoo xanuunka Korona uu saamayn dhinaca dhaqaalaha ah sameeyay.Kooxaha qaar ayaa ahaa kuwo aan u joojin saamayntaasi dhaqaale waxaana tusaalaha ugu fiican ah kooxda Chelsea oo toddoba saxeex oo kooxda koowaad ah samaysay iyagoo bixiyay in ka badan lacag £230 Milyan.Laakiin Chelsea ayaan ahayn kooxda kaliya ee suuqa kaga yaabsatay jamaahiirta kubadda cagta waxaana tusaale kala ah…
Liverpool Oo Musiibadu Kusii Kordhayso & Xiddigii SADDEXAAD
Waxa halkooda kasii socda dhibaatooyinka ay maalmihii ugu dambeeyay lasoo kulmayeen xiddigaha kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League iyadoo ciyaaryahanka kooxdaas ee Xherdan Shaqiri uu kamid noqday liiskooda dhibanayaasha ah.Shaqiri ayaa laga helay xanuunka saf-marka ku ah dunida ee Korona Fayras waana ciyaaryahankii saddexaad ee Liverpool ah ee laga helo xanuunkaas mudo toddobaad gudihii ah.Xaqiiqada ah in xidhiidhka kubadda cagta Switzerland uu ku dhawaaqay xanuunka Shaqiri ayaa imanaysa xilli maalmo kahor uun la…
Labada Shaxood Ee Adag Ee Mikel Arteta Uu Ku Ciyaarsiin Karo
Mikel Arteta ayaa isticmaali kara laba shaxood oo adag oo uu naadigiisa Arsenal ku ciyaarsiin karo kaddib markii Gunners ay maalintii ugu dambaysay suuqa iibka ciyaartoyda lasoo saxeexatay Thomas Partey oo ay kala soo wareegeen Atletico Madrid.27 jirkan reer Ghana ayay Arsenal bixisay lacagtii lagu burburin karayay heshiiskiisa Atletico, waxaana uu siinayaa Arteta kalsooni khadka dhexe ah iyo inuu ka warwar la’aado goolashii badnaa ee laga dhalinayay iyo dhexdii sida fudud lagu jabin karayay.Kooxda ka dhisan woqooyiga London…
Real Madrid Oo Rikoodh Cusub Ka Dhigtay Suuqa Iibka
Real Madrid ayaa suuqa xagaagani u xidhmay iyadoon hal ciyaartoy lasoo wareegin, waxaana kaliya furnaa albaabka bixitaanka oo dersin laacibiinteeda ka mid ah qaarna ay iibisay, kuwo kalena amaah ay ku baxeen.Los Blancos ayaa loo diiwaangeliyey rikoodh cajiib ah oo aan 40kii sannadood ee ugu dambeeyey soo marin kooxdan, waxaanay u noqotay xagaagii ugu horreeyey ee aanay wax ciyaartooyo ah lasoo wareegin muddadaas afartanka sannadood ah.Tababare Zinedine Zidane ayaa waxa kaliya oo uu koodiisa kusoo celiyey saddex ciyaartoy oo…